Axmed Madoobe oo dalab culus u diray madaxda dalka Kenya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo xiray shir lagaga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dabar goynta Xanuunada faafa ee Deeganada xuduudka ay wadaagan Kenya iyo Soomaaliya. Shirkan oo maalmahan kasocday Magaalada Kismaayo ayaa lagaga hadlayay sidii Wasaaradaha Caafimaadka Jubbaland iyo Kenya ay isaga kaashan lahayeen badqabka dadka ku … Continue reading Axmed Madoobe oo dalab culus u diray madaxda dalka Kenya